Khuraasaan waa dhul ballaaran oo la isku yiraahdo dalal ay kamid yihiin Afghanistaan, Iiraan iyo kuwa kale, wuxuuna dhulkan ku tilmaamanyahay halgan iyo Jihaad, heer lagu tilmaamay qubuuraha Imbiraadooriyaatka.

Hadaba si aad wax uga ogaato shakhsiyaadka dhiigooda u huray dagaalladii waaweynaa ee lagu difaacayay Muslimiinta ee uu marti geliyay dhulkan, dhageyso taqaariirtan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here