Tan iyo wixii ka dambeeyay burburkii Khilaafada Cuthmaaniyiinta, waxaa socda isku dayo ay wadaan muslimiinta oo ay ku doonayaan in Islaamka loogu sameeyo Khilaafa Raashida ah.

Muda qarni ku siman ayaana waxaa Caalamka Islaamka soo maray ducaad iyo hogaamiyeyaal afkooda iyo adinkoodaba u huray u adeegidda Islaamka iyo Muslimiinta. Hadaba si aad u garato siirada qaar kamid ah halyeeyadaas dhageyso taqaariirtan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here