Barnaamijka Badqabka Cuntada.
Si Umadi ugu tallaabsato horumar iyo isku filnaansho, oo ay uga maaranto taakulo dibadeed, waa iney leedahay nidaamka badqabka cuntada, kaasoo ay daneyn gaar...
Barnaamijka Umaduhu Waa Akhlaaq.
Mid kamid ah tiirarka jiritaanka Umadi waa Akhlaaqda, diinta Islaamka ayaana ihtimaam gaar ah siisay Akhlaaqda suuban, waxaana cadowga Umadda iyagoo dareemaya muhiimadda ay...
Barnaamijka Dagaal-Oogayaashii Muqdisho.
Magaalada Muqdisho waxay soo martay maraaxil kala duwan, mid kamid ah xaaladihii ugu adkaa ee ay soo martayna waa waqtigii hogaamiye kooxeedyada, xilligaas oo...
Barnaamijka Isma Bedesho Diintuye Aadmiga Dayooba.
Barnaamijka Isma Bedesho Diintuye Aadmiga Dayooba, waa soo gudbinayaa xaqiiqda ah in Diinta Islaamka aaney marnba isbedelin, ee dadka u adeegaya un isbedeli karaan,...
Barnaamijka Xijaabka Sharciga iyo Haweenka Muslimaatka.
Xijaabka Sharciga ah waa mid kamid ah waajibkaadka uu Allaah Subxaanahu Watacaalaa ku adoonsaday haweenka Muslimaadka ah, kaas oo lagu ilaalinayo asturkooda iyo sharafkooda.
Wadamada...







