Magaalada Muqdisho waxay soo martay maraaxil kala duwan, mid kamid ah xaaladihii ugu adkaa ee ay soo martayna waa waqtigii hogaamiye kooxeedyada, xilligaas oo ay reer Muqdisho hurdo ladi waayeen.

Hadaba maxay ahaayeen hogaamiye kooxeeyadii dhibaateeyay reer Muqdisho, yaase taakuladooda lahaa, sideese ayay markii dambe isaga dulqaadeen? Dhageyso barnaamijkan gaarka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here