August, 7, 1998-dii, waxaa markeliya qaraxyo waaweyn gilgileen safaaradaha Maraykanka uu ku lahaa magaalooyinka Nairobi iyo Daarusalaam ee Kenya iyo Tanzania, waxaana weeraradaas ay ahaayeen billowga beegsiga masaalixda Maraykanka ee bariga Afrika.
Hadaba sidee ayaa loo abaabulay weeraradaas, yaase ka dambeeyay? Waxaa rubcu qarni kadib ka sheekaayay isku duba ridihii masuulka ka ahaa weeraradaas. Dhageyso tarjamada nuxurka buug uu Abuu Xafsa Al-Misri ka qoray weeraradii Nairobi iyo Daaru Salaam.