Markaad rog-rogto dhiganayaasha Taariikhda waxaad arkeysaa dhacdooyin dhakafaar iyo dhambaallo xambaarsan, sidoo kale waxaad la noolaaneysaa shakhsiyaad dhib ama dheef u ahaa dunida.
Hadaba si aad wax uga ogaato qisaska ugu cajaa’ibta badan taariikhda, dhageyso taqaariirtan.