Site icon Baraarug Media

TAQAARIIR- Libaaxyada Jeebeysan.

Waqtigan ay Muslimiintu marayaan xaalad adag iyo dhibaatooyin ba’an, waxaa masaa’ibka heysta kamid ah jeelasha waaweyn ee ka furan dunida, laguna jirdilo culimada iyo dhalinyarada muslimiinta ee baraarugsan.

Hadaba si aan loo hilmaamin dadkaas ku jira mugdiyada jeelasha, loona tacdiibayo diinka Allaah dartii, dhageyso taqaariir ku saabsan shakhsiyaad culimo iyo ducaad ah oo tobanaan sano aan iftiinka arkin.

Exit mobile version