Site icon Baraarug Media

TAQAARIIR- Guulsidayaashii Islaamka.

Muda kusiman 23 sano ayuu Rasuulka Salla-llaahu caleyhi wasallam waday faafinta dacwada Islaamka, isagoo adeegsanaya Seyf iyo sinaan labadaba, waxaana madarasadiisa kasoo aflaxay kumanaan Saxaabo ah, oo ahaa jiil fariid mar la arag ah, kuwaasoo iyaguna dhankooda barbaariyay jiil waxbadan ka shabahayay.

Hadaba si aanu u waarinno halyeynimada iyo haldoornimada ay ku tilmaamnaayeen jiilkaas, si gaar ah marka laga hadlayo jaanibka Jihaadka iyo halganka, ayaanu diyaarinay taxane aan ugu magacdarnay “ Guul-Sidayaashii Islaamka”.

Exit mobile version