Site icon Baraarug Media

Qissada Islaamidda Isxaaq Al-Amriiki- As-Saxaab Foundation.

Warren Weinstein wuxuu ahaa muwaadin Ameerikaan ah oo katirsanaa dowladda Maraykanka, isagoo ku howlan shaqo maalmeedkiisa ka dhanka ah muslimiinta ayaa laga afduubay dalka Pakistaan, ugu dambeyntiina wuxuu qaatay diinta Islaamka, waxaana lagu dilay duqeyn diyaaradeed.

Mu’assasada As-Saxaab ayaa faafisay ducumenty uu qoray masuul sare oo gacanta ku hayay maxbuuskan Ameerikaanka ah, ee markii uu islaamay kadib la baxay Isxaaq. Hadaba dhageyso tarjamada afsoomaaliga nuxurka ducumentigan.

Exit mobile version