Site icon Baraarug Media

Macal Qur’aan- Sheekh Xaarith An-Nadaari.

Macal Qur’aan, waa taxane duruus ah oo uu Sheekh Xaarith An-Nadaari Alle ha u naxriiste, isku dul taagayo aayado cibar xambaarsan oo kamid ah Quraanka Kariimka, kuwaasoo diraya farriimo muhiim ah.

Hadaba dhageyso tarjmada afsoomaaliga ee duruustan muhiimka ah.

Exit mobile version