Site icon Baraarug Media

Futuuxaatka Bisha Barakeysan ee Ramadaan- Sheekh Sufyaan.

Marka dib loo raaco taariikhda si gaar ah dagaalladii dhexmaray Muslimiinta iyo gaalada, waxaa jiray macaarik waaweyn oo dhacay bisha barakeysan ee Ramadaan, kuwaasoo ay guushu ku raacday Muslimiinta.

Hadaba si aad u ogaato dagaalladaas, goobaha ay ka dheceen iyo goorta ay dhaceenba, dhageyso tarjmada afsoomaaliga ah duruus uu duubay Alle ha u naxriiste Sheekh Sufyaan.

Exit mobile version