Site icon Baraarug Media

Buuga Xusuus-Qorka Sheekh Khubeyb As-Suudaani.

Khubeyb As-Suudaani waa hogaamiye kasoo jeeda dalka Suudaan, cimrigiisa inta ugu badanna ku qaatay halganka ka socda dunida, wuxuu kasoo jihaaday Afghanistaan, isagoo kamid ahaa maxaabiista soo maray Guwantanamo.

Waxaa lagu tiriyaa dadka faro-kutiriska ah ee wax ka ogaa abaabulka weeraradii waaweynaa ee 11 September. Hadaba si aan wax badan uga ogaanno qissada weeraradaas, waxaanu idin soo tarjumnay qeybo kamid ah xusuus qorka Sheekh Khubeyb As-Suudaani.

Exit mobile version