Qur’aanku wuxuu Allaah ku tilmaamay inuu nolol u yahay dadka Allaah rumeysan, kuwa ku gaaloobay ee dunida joogana waxay lamid yihiin dad dhintay, hadaba si aan u fahamno mafhuumka Quraanka iyo nolosha, waxaan idin tarjumay silsilad ciwaankeedu yahay “ Bil Qur’aani Naxyaa” oo uu duubay Dr Iyaad Quneybi.
Bil Qur’aani Naxyaa- Dr Iyaad Quneybi.
