Mid kamid ah tiirarka jiritaanka Umadi waa Akhlaaqda, diinta Islaamka ayaana ihtimaam gaar ah siisay Akhlaaqda suuban, waxaana cadowga Umadda iyagoo dareemaya muhiimadda ay Akhlaaqdu u leedahay jiritaankeena, ay juhdi badan ku bixiyeen sidii loo dumin lahaa tiirkan.

Hadaba sidee ayay Akhlaaqdu u tahay astaanta jiritaanka Umadda, sideese cadowga Soomaaliyeed dadaal ugu bixinayaa dhalan rogga Umaddan Soomaaliyeed? Dhageyso barnaamijkan gaarka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here