Kadib geeridii Nabi Muxammad Salla-llaahu caleyhi wasallam, waxaa Muslimiinta soo maray dowlado waaweyn oo sii amba qaaday dhabihii uu jeexay Suubanaha, waxaana ugu horeeyay Khilaafadii Raashidada.
Hadaba si aad u ogaato taariikhda khilaafadii Islaamka ee ay ugu dambeyntii burburiyeen reer galbeedka, dhageyso barnaamijkan.