Dagaalladii Saliibka, waxay ahayd xamlo ballaaran oo laga soo abaabulay galbeedka, taasoo lagu qabsaday dhul ballaaran oo kamid ah caalamka Islaamka, siiba mandiqadda barakeysan ee Shaam.
Intii ay socdeen dagaalladan Saliibiga ah waxay Saliibiyiintu ku kaceen gabood fallo aan la hilmaami karin, dhinaca kalena waxaa Muslimiinta usoo baxay halyeeyo wacdaro adag dhigay, hadaba si aad u ogaato taariikhdan dhageyso barnaamijkan.