Adkaartu waa hubka qarsoon iyo difaaca adag ee uu leeyahay qofka muslimka ah, waxaana Shareecada Islaamku dhiirogelisay in qofku ilaaliyo wardi maalinle ah, si uu uga nabadgalo dhibaatooyinka Jinka iyo Insiga.

Hadaba si aad u ogaato Muhiimadda ay leedahay Adkaarta, dhageyso barnaamijkan gaarka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here