Barnaamijka Isma Bedesho Diintuye Aadmiga Dayooba, waa soo gudbinayaa xaqiiqda ah in Diinta Islaamka aaney marnba isbedelin, ee dadka u adeegaya un isbedeli karaan, waana barnaamij ka faalloonaya halka ay ku dambeeyeen ururo iyo xarakaat soo maray Soomaaliya.
Barnaamijka Isma Bedesho Diintuye Aadmiga Dayooba.
