Mustalaxa Ilbaxnimada waa erey tacriifkiisu muran iyo khilaaf uu ka taaganyahay, halka reer galbeedka iyo dadyowga la halmaala ay Ilbaxnimada u arkaan maadada, wuxuu Islaamku ku qiimeeyey miizaanka Towxiidka.
Hadaba barnaamijkan wuxuu soo bandhigayaa cadeymaha taariikhiga ah ee muujinaya in Ilbaxnimadu tahay Islaamnimada, Islaam la’aantiina aaney jirin wax xadaarad ah.