Site icon Baraarug Media

Barnaamijka Halgankii Daraawiishta.

Daraawiishta waxay ahaayeen halgamayaal Soomaali ah, oo uu hogaaminayay Alle ha u naxriiste Sayid Muxammad Cabdulle Xassan, dagaal adagna la galay gumeystihii Ingiriiska iyo Talyaaniga.

Hadaba si aad u hesho xogta taariikhda halganka muhiimka u ah Umadda Soomaaliyeed, dhageyso barnaamijkan gaarka ah.

Exit mobile version