Site icon Baraarug Media

Barnaamijka Halgankii Axmed Gurey.

Axmed Gurey wuxuu ahaa halyeey iyo Imaam Mujaahid ah oo Geeska Afrika ka galay mid kamid ah dagaalladii ugu adkaa ee ka dhanka ah Nasaarada Xabashida, waxaana isaga iyo raggii la midka ahaaba ay dhulkan aan ku noolnahay ka dhiseen Imaarado Islaami ah.

Hadaba si aad u ogaato halgankii Geeska Afrika ku dhexmaray Muslimiinta ay ugu horeeyaan Soomaalida iyo Nasaarada Itoobiya, dhageyso barnaamijkan.

Exit mobile version