Site icon Baraarug Media

Barnaamijka Badqabka Cuntada.

Si Umadi ugu tallaabsato horumar iyo isku filnaansho, oo ay uga maaranto taakulo dibadeed, waa iney leedahay nidaamka badqabka cuntada, kaasoo ay daneyn gaar ah siiyaan dhamaan dadyowga ku nool dunida.

Hadaba muxuu yahay Badqabka Cuntada, Soomaaliyana maku tallaabsan kartaa horumar la xiriira iney soo saarato cunto ku filan? Si aad u hesho jawaabta su’aashaas dhageyso barnaamijkan gaarka ah.

Exit mobile version