Quraanku waa nolol sidaba uu Allaah tilmaamay, la’aantiisana waxay ka dhigantahay in Aadanaha uu lamid yahay bahaa’imta, hadaba si aad u ogaato ahmiyadda Quraanku u leeyahay nolosheena, dhageyso barnaamijkan ciwaankiisu yahay “ La noolaanshaha Qur’aanka”.