Suuradaha An-Nuur iyo Al-Xujuraat waa labo suuradood oo xooga saaraya arimaha Akhlaaqda, si loo helo bulsho muslim ah oo isku uur fiyow, saaxiibkeeda iyo cadowgeedana kala garaneysa.
Alle ha u naxriistee Sheekh Khaalid Baadharfi oo kamid ah culimada Jaziiratul Carab, ayaa duubay duruus uu isku dul taagayo towjiihaatka iyo talooyinka ku jira labadan suuradood. Hadaba dhageyso tarjmadooda oo afsoomaali ah.