Hay’adda Xisbada, waxay kamid tahay tiirarka udub dhexaadka u ah Dowladda Islaamiga ah iyo maamul kasta oo dastuurkiisu yahay Shareecada Islaamka, waxaana dowladihii soo maray Muslimiinta ay ihtimaam gaar ah siinayeen hay’adan iyo shaqadeeda.
Hadaba muxuu yahay mafhuumka Xisbada, kaalin noocee ah ayayna ugu aadantahay bulshada muslimka ah? Dhageyso barnaamijkan gaarka ah.