Filastiin waa dhul barakeysan oo qeyb ka ah mandiqadda Shaam, waxaana dhulkan uu hooy u ahaa risaalaatkii Towxiidka ee lala soo diray Anbiyada, isagoo dhinac kale marti geliyay siraacaat iyo dagaallo taariikhi ah, kuwaasoo illaa iyo hadda socda.
Hadaba si aad wax badan uga ogaato taariikhda dalkan iyo maraaxisha uu soo maray, dhageyso barnaamijkan ciwaankiisu yahay “ Taariikhda Filastiin”.